Daawo Mudahaarad kale oo Maanta ka dhacey Boorama + Salaadiinta oo Horjoogsadey + Sawiro

It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics
Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him
Posted by Mohamedsamaron Roble Hassan
on Jul 31st, 2010 and filed under FEATURED, THE LIVE NEWS.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can leave a response or trackback to this entry
anigu waxaan aad iyo aad ulayaabay awood qaybsiga dhalinyarta iyo haweenku
ay salugsaan yahiin ee weli suuldaanadiin beeshu anaay garaawsanayn halka saartu kaqudhun santahay.
waa markii labad ee suladaanadu dhahan nabada haladhawro,nabada samaaroon xuuquqdoodisi kuwaayeen maxaay usoo wadda waa su,aal?
Adeer waxba ha la yaabin , Samaroon isagaa godka isku ridey magac ay ummadda soomaalida ku dhex yeelanayaana ma jirto oo waadigaa odayaashii samaroo arkaya!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! takale adeer meydaan arag qolo qabiil dhan ah oo samaroon ku abtirsadda oo isku raacey in ay tahey samaroon inu aqbalo wasiir ku sheegyadda iyakoo sida muuqata ku faraxsan labadda wasiir ku sheega ah oo mid aw iyaka yahey ,adeer samaroon waakaasi ha ku daalina .
AWDAL land way dhismi doonta dhawaan.. wala caqil baa diidi kara wala suldaan baa hor istaagi kara, idoorna iskabadhaafa ka hadli kari mayaan ba. awdal land waa mustaqbal ka reer awdal/salel oo dhan.. samaroono midooba oo cadowgiina jabiyaa.
waxan salaamayaa dhamaan bahda camuudnews waxan weey meeshan wax horta cadaalad ah oo ka jirta ma jirto markaa ka markasi dee sida ay cid walba inteeda u goosatay inaguna waa maanta iyo AWDALAND balanteenu waa awdaland dhalinyaro odayaasha ayaana loo joojin anuu waxan diidayba odayaasha sxb yaal wasalaama calaykum