It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

Muharaadku Waa Dimuquraadiyad Saqiir ay Kabiirba Xaq u Leyihiin inay Sameeyan si Nabada by Ceebla Cali Da’ud

Posted by Mohamedsamaron Roble Hassan on Jul 31st, 2010 and filed under FEATURED, OPINIONS/FIKRADAHA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

C/raxmaan Jaamac Dhawal iyo Axmed Muumin Seed waxay
ka so horjeesteeen demoqoradiyadii Somaliland ku fanaysay!!!

Salaamulaahi calaykum wa raxmatulaahi wa barakaatu
Bacda salaam waxana jeclaystay inaan fikir yar oo soo gabiyey
ka dhibto siyasada hawada isku shareertay tani marku silaanyo
xukunka la wareegay.
Waxa manta magalada Borama ka dhacay mudaharaad ad u
wayn oon loo kala hadhin.
Hadaba waxaynu wada ogsoonahay in mudaharaad silmi ahi
uu door wayn ka ciyaaro dimoqoradiyada hada laga sheegto
Somaliland. Xoriyatul qol iyo mudaharad amina oo silmi ahi
wa wax xor dadku u yihiin si ay u cabiraan dareenkooda
siyaasadeed iyo ka ay ku radsanayaaan masiirkooda maxa
keenay markaaa in labada masuul een kor ku xusanay
magacyadooda ay manta hadal ka keeneen xoriyatul qowlki.
Miyanay ogayn in umadani danaheeda ka tashan karto iyadoon
la so marin oday dhaqameed iyadood lagala tashan calooshisa
u shaqayste iyo ku kale oo so shaqo tagay oo raba inuu dadka
afduubo si uu isagu wax u helo.
Waxan leeyahay labada masuul anigoo sharaf iyo karaamo u
haya qiimaha ay leeyihin iyo awdalinimada dadkan rer Awdal
wa dad xora inuguma hos jiraaan waxa manta dhacayna wa
wax xeerka aduunka iyo Somaliland u yaala ogol yihiin manay
ahayn inad cambaraysan ama ad xumaan ku sheegtaan dad
raba inay dareenkoda mujiyaan oo si xor ah oo nabad galyo ah
u cabiray dareenkoodi.
Iniguna manta dadka waxad ugu muqatiin labo qof oo dayacay
dadkiii dortaay ee masuulo ka dhigtay oo ka tagay hawlihi loo
diraaay oo noqday danayste yaal.
Manta hadii ad labadiinan mudahaaradka ka so horjeeda
ad hawshina gudan lahaydeeen dareenkan nocani ahi ma
yimaaden mudaharadna ma dheceen lakinse inigi ka masuula
waxa meshan ka dhacay wanan ka xunaahay.

Ceebla Cali Da’ud

Tirada Dad ee Akhriday:73

2 Responses for “Muharaadku Waa Dimuquraadiyad Saqiir ay Kabiirba Xaq u Leyihiin inay Sameeyan si Nabada by Ceebla Cali Da’ud”

  1. haaruun haaruun says:

    rageedii waa maqaal fiican waan kugu taagersan ahay sxb fikirkaagaaa

  2. abdi abdi says:

    DUMUQIRADU MIYAANAY JIRIN MARKUU 8 SANO HAYSTAY RIYAALE ILAY BORAME MAALINA LAGAMA MUDAHARADINE.

    RIYAALOON AWDAL WADO U DHISIN MAALIN LAGUMA MUDAHARAADIN

    RIYAALE DOWLADIISA REER AWDAL LABA WASIIR AYAY KU LAHAAYEEN ISSAQNA 20+ AYUU KU LAHAA, MAXAA LOO MUDAHARAADI WAAYAY MARKAA.

    MAXAA CALANKA BULUGA LOOLA SOO BIXIWAAYAY????

    MISE SHEEKADU MAAHA WASIIR DOON EE WAA

    “ISSAQ DOONI MAYNO” SIDAY MUDAHARAADKA LAGA LAHAA.

    SOMALILAND LAGUMA NOQDO WADAXWEYNE, DHULKAA WASIIR LAGAMA DOONTO, DHULKAAGA REER LOOMA CAAYO, WADANIMADU MAAHA WAX WASIIR KU XIDHAN.

    DOWLADAN CIYAAR CIYAAR KUMAN IMAN LANDSLIDE AYAA KU BADISAY FREE ELECTION,

    MADAXWEYNUHUNA CIDUU DOONUU KA DHISAYAA WASIIRADIISA, MEESHA KAMA JIRTO 4.5

    CABAADKU ORGIGA KA WEYN BAA LA YIDHI.

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal