Cabdicasiis Mohamed Cilmi iyo Abdinasir Cumar Cige oo ka mid aha mudaharadayaashi Magaalada Boorama ayaa cod dheer oo bila jixinjixa ku sheegay maray la hadlayeen Wariyaaha shabakada Boonnews u fadhiya Magaalada Boorama wariye Cumar Albashiir inay marnaba raali ka ahayn Xukuumada Silaanyo ee laangadhaha ah waa siday hadalka u cabireene kana xigaan maamul goboleed u gaara ah awdal iyo salal kaasi oo sareba ay u hayeen Calankiisi.
fadlan hoos ka dhageyso hana ilaawin in fikirkaada ka dhiibato
Camuudnews T.S & Senior Editor
Msamaron Roble
Podcast: Play in new window







AAD BAN UGU FARAXSANAHAY INAAY INTAY SHEKADU QOYATAHAY AY LAGA MUDAHARADAY. LAKINSE
MEYEY RAGIII MEYEY ODAYGAASHI MEYEY MUTACALIIMINTI MEEYEY CUQAASHI MEYEY DADKEEEENI
SHARAFI DHIMATAY CARUURTIII DHALIYARTII IYO DUMARKII BAA KACAYE RAGOOOOW INI MEEYEY WALAHI QUUSTAY
ANIGU WAXAN LEEYAHAY AFARTAAN ODAY EE KHURAFADIISTAYAASHA WA IN LAGA TAKHALUSO WA IN DHALINYARTU IS MAAMUSHO WA IN AWDALAND LAGU DHAWAAQO WA IN MESHA LAGA KACO WALAALAYAAL PUNTLAND WATAAS MEL KA SO BAXDAYE SAMAROON MAXA KA SIYA XAGAY KA DHUTINAYAAN DAWLAD MAMUL GOBOLEED AH OO DAWLADA SOMALIYEED HOSTAGTAA OON SOMALI DIID AHAYN MAXA INOO DIIDAY INAAN YELANO
aniga oo kamid ah qurbajoogabeesha samaroon waxaan suaalilahaa daadwaynaha reer awdal iyo salal soobobta ay suldaanada,cuqasha,iyo wax garadka beeshu ay illa hadda shirjaraid uqaban kusabsaan dhibatada caddalad darada ah ee beeshu ka tabanaso mammulka s/land haddii iyaagu anaay kala jabsanaayn siddi caddada inoo ahaayd weeligeedba.
war samaaroonow hoogaan xuumaan udhimaanay gar ahaan dhanka oddayaasha ee dhaliyaarada meesha haku diilina,shalay ragiini oo lagoogoyay
ayaad aarsaan garan waydeene,mantaana way aadag tahay siddaad go’aan midaaysan iskugu racdaan,balse waa laidiinka fadhiyaa ee maansada wiilka da’ad yar xamal yare ayaa wax sheeg iyo murtii idiinku filaan.
BY. HADI (MAN.UNTED)
uk.
walaalo youtube ka dhiga plz akhyaarta shabakadaay
waxaan rabanaa inaan faafinee oon face booke meel kasta galino wad mahadsanitihin
aad ayan ugu farax sanahay mudaharaadka xooga leh ee ka dhacay magalada
waxanan odhan lahaa dad waynaha sii wada ilaa laga gaadhayo guul.
waaaaaaaaaaa sax siiwada walalayaaaaaaaaaaaaal
waaaaaaaaaaw waa loo baahnaa continueeeeeee\\\
dowlad qabiila dooni mayno
viva Awdal land Adal empire
f****g siiraanyo waa cunsiri b*st*r ah waleee laakiin awdalland viva ayaan leenahay
Shaki kuma jiro in Somaliland ka dhalatay shir ay wadatey SNM oo ka so jeeda beesha Isaaq. kaasoo ku dhacay jawi afduub, caga-juglayn iyo fowdo ah.
Somaliland waa makhaayad reer leeyahay,reerkuna waa Isaaq.. Samaroon, Ciise iyo Harti waa magac u yaal ama marti.
Waa xaaran haddii aan ogolaano in aan caruurteena hoos geyno beel kale oo cadow ku ah midnimad Somaliyeed…sidaa-darteed waa jib in la samayo maamul goboleed Awdaland oo ka mid ah Somaliya. Beeshu waa in ay doorkeeda ka ciyaarta dib-u-socelin
Play Audio Comment
REER AWDAL MARKUU RIYAALE HAYSTAY LABA WASIIR BAY KULAAHEEN ISSAQNA 20 WASIIR AYUU LAHAA, MAXAY U MUDAHARAADI WAAYEEN…
MISE SOMALILAND WAXAAD KU AYAYDEEN MADAXWEYNEHA…
ISSAQ LIXDA GOBOL EE SOMALILAND AFAR AYUU DEGAA, HARTI LABAY DEGTAA CIISE IYO SAMAROONA MID BAY DEGAAN….
MIYAANAY CEEB IDINKU AHAY INAAD CALAN BULUU LASOO BAXDAAN SADEX CISHO KA DIBI MARKAAD MADAXWEYNEHA KA DEGTEEN.
“DOWLAD ISSAQ DOONIMAYNO”
SHALAY ISSAQ MIYUU LAHAA DOWLAD GUDABIIRSI DOONIMAYNO.
8 SANO AYAAD KU FADHIDEENE MAAD MUDAHARAADAAN OOD SOMALIWEYN U QAYLISAAN, WADAA YAR EE BORAME MUU DHISIN MADAAX U MUDAHARAADI WEYDEEN.
DALKIINA WASIIR XUNOO WAXBA TARAYN AYAA UGA UGA TEGAYSAA MIYAA.
SILAANYO FAIR AND FREE ELECTION AYUU WADANKA KU QABSADAY KII CABAADAYOW CABAAD, DOWLADIISANA CIDUU DOONUU KA DHISANAYAA.
BAL KA WARAMA DOWLADAN OO JIDKAA YARE RIYAALE DHISI KARI WAAYAY DHISTA MIYAANAY INTAAS KA FIICNAY WASIIR TUUGAHOO LOO CABAADO, IYO REER LA CAAYO.
WAX ISKU FALA “POSITION” WAXBA MA TARO, MA LACAG BAA LAGUGU SINAYAA WASIIR XUNOO MEEL FADHIYA.
CEEB CALEEK
anigu beesha samaroon waxaan odhan lahaa mantaa
waxaad haystaan fursad aad uqaaliya. ee qodobada mid kadoorta.
1.ISMAMMULKA GOBOLKA AWDAL EE SOMALILAND WAXAN UGAJEEDA GOBOL ISKI UMADAX BANAAN,SIDDA BARLAAMAN UGAR AH,XEER HOOSAAD UGAR LEH WANAA TAQUDHA EE DAWLADA SILAANYO AAN KAGA MID NOQONKARNO WAA HADDI BARLAMANKISU INOO ANSAXIIYO. 2. ISMAMMUL GOBOLEEDKA AWDAL LAND EE DAWLADA SOOMAALIYA WAA SOOMAALI WAAYNE TAANI LABAD WAAY KA DHIBYARTAHAY TAKOOWAD WAAYO WAXAAY KUXIDHANTAHAY GO’AAN AY QATAN BULSHO MIDAYSAANI
WAANA TAMAANTA SANSAANYAHEEDI AANARKAYO HADDI SAMAROON UMIDOOBO INSHALLAH.
MIDNIIMOYLA’AANTA SHRCI MAMMUL MUHEELIN.
abdi kan watan la hadlaya adeer anaga lanoma hadle anaga afkayga ku hadlayna teda kale mesha ad shegayso e ad dawlad ku shegays0 wa maqaxi dad qudha u shidan e nicda mesha kala tag duq0nima ka buxde anu cadkayaga anaga gacmahyga ku qd