Mudaharaad balaadhan oo Saaka ka dhacey Magaalada Boorama Ayaa guud ahaanba laga dareemay Magaalada, Mudahaadkani oo sida aynoo sheegeen mudaharaadayashu looga soo horjeeday Xumuudama cusub ee Siilaanyo taasi oo bay yidhaahdeen iskugu biyo shubatay mid reeraysan oo beesha dhexe oo kaliya ay ka dhexmuuqato waa sida ay hadalka u dhigeene ayaa waxa uu gabi ahaanba ka duwanna mudaharaadadi horre uga dhici jiray magaalada taasiyo sabab ay u ahayd calan qurux badan oo mudaharadayaashu sare ululayeen,calaankaasi oo qof ka mid ah aan weydiiney sababta ay u qaateen iyo halka ay ka keeneenba waxay jawaabeen “Adeer calanku waa calankii dhulka aad hada dul joogto”
hadaba indhahaaga ku arag sidii ay umudaharaadeen dadka reer Boorama

camuudnews Borama Office
Tirada Dad ee Akhriday:868

































asc
salaan kadib haddal haamo mabuuxshe layiidhi daadwaynaha reer awdal waxaan leeyahay warmeesha ka kaca oo xaqiina doonta idinko isku duuban
mantaan ayaay talo idinku dhawdahay.
1.awdal land ama soomaliwaayn midun halagu adkaysto.
Waa guul walee Calnkii mustaqbalka awdal hadaan maanta indhayga ku arkay maasha alaah waa guul xalkaas kaga wada
WAA CEEB TAASI IN MAANTA DADKII REER AWDAL EE AQOONTA IYO MADAXNIMADA SOMALILAND HOGAMINAYAY AYAA CALAN KOLBA NOOC KALE AH LA SOO BAXAAAN IYAGA OO AH DADKA UGU MUDAN SOMALIALAND WAXA AAN LEEYAY REER AWADAL HA KA FIIRSADAN WAXA AY SAMAYNAYAAN.
REERO BADAN OO KALE OO KA MIDA QABILKA ISAAQ LAFTOODU WAY CABANYAN OO WAA LA QADAY HADANA IYADOO TASI JIRTO SOMALIAND NIMIDA AYAA KA HORAYSA IN WAX LAGU RAADIYO….WAAYO MUDO 8 SANO AH WAXA DAWALDA HOGAMINYAY RER AWADAL MANTAN KAMA MAQNA OO MADAXWAYNE KU XIGEENKU WAA REER AWDAL MUSTAQBLKAN CIDU UMA DIIDNAA EE HA LOO SAMRO WAX KASTAA.
maxamed xuseen
maanta sida loo yesay samaroon ma cusba waxaan shalay qaadanay iyadoo dad ganacsato iyo aqooyaan iskugu jira la inaga qawracay oo aan iska dhaafnay. maanta in la idhaahdo habarjeclo ayaa ka miisaan wayn samaroon oo dhan waan filayey 3-2.
anigu waxaan qabaa halgan ayaan u baahanahay waa la ina haystaa ee aan isxorayno oo maamul samaysano oo somaliland isaq u dayno inaguna waa inoo ADAL EMPIRE AMA REPUBLIC OF ADAL
MAHDI
iDOOR iyo wanaag meel ma wada maraan
idoor waa dadka soomaalida ugu xuman
waa dad in la qaraaco mooyaane sidii siyaad bare ee aan wax kale u qalmin
sln dhamantin
reer awdal somaliland is qabil-land marka waxba inimaso wado
waxa dhantaa inaad awdalland kuu dhawaaqdaa dhulku waa dhulkini
cidna idin lama lahan waxba idinma shegayan iyaga idin bahan ee
idinku muma mahnidin ok hada tashada reer awdal intey gorgor
tahay duul aqoon lahayn laiskuma sii dayoo
bye dhamantiid
[kaltura-widget entryid="1_yqrfxquz" size="comments" /]
marka hore waxaan salamayaa shabakada camudnews mar labad hadii aan darenkayga cabiro waxa ila tahay dawlada siilanyo soo dhisay inay atahay dawlad reer qudha uu leyahay maanta waxa dhacay magalada boorama waxaan leeyahay halkaa ka wada hamigiina inugu jira waa habi aad u qurux badan gobolada aan ka soo jeedo waxaa leyahay inay marka hore midooban oo ay iska dayaan inay laba dhinac ay noqdaan calanka cusub aaad iyo aad aya ugu faraxsan ahay waana calan qurux badan waxaan la dar darmayaa uqaasha beelaha samaron waa inay isku tagaan oo wixii u dana qabsadaan waana ini salamayaa