It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

Archive for: July, 2010

Daawo Mudahaarad kale oo Maanta ka dhacey Boorama + Salaadiinta oo Horjoogsadey + Sawiro

Daawo Mudahaarad kale oo Maanta ka dhacey Boorama + Salaadiinta oo Horjoogsadey + Sawiro

Daawo Mudahaarad kale oo Maanta ka dhacey Boorama + Salaadiinta oo Horjoogsadey + Sawiro Tirada Dad ee Akhriday:490

Badhasaabkii Gobalka Awdal Oo Xilkii Iska Casilay

Badhasaabkii Gobalka Awdal Oo Xilkii Iska Casilay

Boorama-(CNN)-Badhsaabkii gobolka Awdal Maxamuud Sh. Cabdilaahi Cige ayaa xilkii Badhsaabnimo iska casilay, Tirada Dad ee Akhriday:174

MAS’UULIYADA CULIMADA AND MUSTAQBALKA UMADA by Sheek Mohamoud Abu Abdurahman

MAS’UULIYADA CULIMADA AND MUSTAQBALKA UMADA by Sheek Mohamoud Abu Abdurahman

 SADBURSIGA IYO CADAALAD XUMADA DAWLADA CUSUB EE SIIRAANYO IYO RAADXUMADA AY KATAGI DOONTO ARTINTAASI WAXAA WAAJIB KU AH CULIMADA REER AWDAL AMA SAMAROON INAY KA HADLLAA SIDA CULIMADA HARGAYSA SIDA AADAN SIIRO OO MARKII XUKUUMADIIRAYAALE LAGAGA MUDAHARAADAY HARGAYSA KHUDBAD UU KU DHALEECAYNAYO UU KA JEEDIYAY MASJIDKA XAWAADLE ISAGA OO KU TILMAAMI RAAYLE DAWLADII WAQTIAA MID [...]

Dr Khaalid Xassan Aloore oo ku tilmaamey Maamulka Somaliland Geed Yaraan ku qaloocdey sida loo toosiyana adagtahay+dhageysi

Dr Khaalid Xassan Aloore oo ku tilmaamey Maamulka Somaliland Geed Yaraan ku qaloocdey sida loo toosiyana adagtahay+dhageysi

Dr Khaalid Xassan Aloore oo ku tilmaamey Maamulka Somaliland Geed Yaraan ku qaloocdey sida loo toosiyana adagtahay+dhageysi Play Audio Comment Tirada Dad ee Akhriday:137

Aragtida Camuudnews: Dhalinyarada iyo Haweenka Reer Awdal iyo Salal Haka Daayeen Siyaasiyiintu iyo Odayaashu Dhaliilaha aan loo Meel Dayin iyo Cabudhinta

Aragtida Camuudnews: Dhalinyarada iyo Haweenka Reer Awdal iyo Salal Haka Daayeen Siyaasiyiintu iyo Odayaashu Dhaliilaha aan loo Meel Dayin iyo Cabudhinta

‘ Asaddun Calayya, Wa Fil Xuruubi Nacaamatun’ ‘ Aniga markayga waa libaax, marka dagaal yimaadana waa goronyo’

isagoo u jeeday markaasi ciidanka wadankiisu sida ay ula dhaqmi jireen haweenka iyo dadka inta ugu itaalka yar oo libaaxyo ay iska dhigaan marka dagaal cadawga lala galana ayna waxba iska kacelin madaxana foorariyaan , shacabkoodina guul daro bidaan.

Isha Camuudnews: Inta Aanad Gadabuursow Garaneyn, Goloyaasha aad Saqiirka Ku Tahay, Ayaa Baanad Garanayen, Guushaadu Waxey Tahay.

Isha Camuudnews: Inta Aanad Gadabuursow Garaneyn, Goloyaasha aad Saqiirka Ku Tahay, Ayaa Baanad Garanayen, Guushaadu Waxey Tahay.

  Xuun baa beri u yimid Shini Malab sameyneysa, Markaas buu Xuunkii Shinidii ku yidhi Waxaan kaa codsanayaa in aad i barto habka loo sameeyo Malabka, Shinidii baa Xuunkii ku tidhi oo ma waxaad iigu timid maanta in aan ku baro sidda aan Malabka u sameeyo, wuxuu yidhi Xuunkii Haa, Waxay Shinidii ku Tidhi Xuunkii [...]

QODOXYALEY Waa Maanso Kulul oo Wakhtigani uu Curiyey Abwaanka Sare ee Reer Quljeed(Abwaan Mohamed Budin)kuna Socota Madaxa Cusub ee Somaliland

QODOXYALEY Waa Maanso Kulul oo Wakhtigani uu Curiyey Abwaanka Sare ee Reer Quljeed(Abwaan Mohamed Budin)kuna Socota Madaxa Cusub ee Somaliland

Adoo I qaniinayaan
Anigu qarash kuu dhigee
Qardaadum haddii ad tahay
Sax iyo qalad kala saxayn
Qiyaamuhu haba dhecee
Qalwadan ba’an maba rabee
Ma qasabaa dawladnimo

Tacsi:Kusocota Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdi Maxamuud Obsiiye

Tacsi:Kusocota Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdi Maxamuud Obsiiye

MAXAMED MUXUMED FADAL AXMED CIGE RIIRAASH ISMAACIIL CIGE BOOKH XASAN CABDI KAADIYE C/KARIIM MAXAMED KAADIYE C/SHAKUUR MAXAMED KAADIYE C/QAADIR MAXAMED KAADIYE                                                            WAXAY TACSI UDIRAYAAN  EHELKII IYO QAARABADII UUKA BAXAY MARXUUM CABDI MAXAMUUD OBSIIYE OO KUGEERIYOODAY BISHAN 30 KEDII MAGAALADA BOORAMA IILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HAKASIIYO ISAGANA JANADII FARDAWSAHAKA WARAABIYO. AAMMIIN Tirada Dad ee [...]

Muharaadku Waa Dimuquraadiyad Saqiir ay Kabiirba Xaq u Leyihiin inay Sameeyan si Nabada by Ceebla Cali Da’ud

Muharaadku Waa Dimuquraadiyad Saqiir ay Kabiirba Xaq u Leyihiin inay Sameeyan si Nabada by Ceebla Cali Da’ud

Salaamulaahi calaykum wa raxmatulaahi wa barakaatu
Bacda salaam waxana jeclaystay inaan fikir yar oo soo gabiyey
ka dhibto siyasada hawada isku shareertay tani marku silaanyo
xukunka la wareegay.

SOMALILAND EX-PRESIDENT HAS MADE HISTORY

SOMALILAND EX-PRESIDENT HAS MADE HISTORY

the peacefull inaugration ceremony  that attended by neighbour diplomats ,means verry verry  big thing for  every somalilamders who life corners of the world . we are the peace  lovers and history makers , on this date 27th jully 2010 brings back the old good days of 1960th when we  united wth south to form a [...]

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal