Hargeysa: (Cnn)-War-saxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB, Mudane, Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa u qornaa sida tan “Sidaad la wada socotaan Doorasho ayaa dalka ka dhacday, taas oo si nabadgalyo ah inoogu qabsoontay ilaahay baana mahada leh iyo shacbiga S/land. waxaase jira dhacdooyin badan oo ku xeeran oo ay ka mid tahay [...]
Hargaysa (Camuudnews) Xisbiyada Udub iyo Ucid ayaa maalmahanba ku andacoonaayay in ay Xisbiga Kulmiye ku shubasho cad ka sameeyeen Gobalada dalka , Hadaba galabta waxa cabashooyinkaasi daboolka ka qaaday xisbiga Udub war saxaafadeed ay soo saareena waxa uu dhignaa sida tan. Ujeedo:- Warsaxaafadeed Sidaad la wada socotaan Doorasho ayaa dalka ka dhacday, taas oo si nabadgalyo [...]
Borama ( CNN ) Waxa habeen dhawayd lagu soo gaba gabeeyey xaflad loo sameeyey tafsiirkii qur;aanka ee uu ka waday sheekh khadar xuseen warasame xafidu llaah kaasi oo ay ka soo qayb galeen muxaadiradii lagu soo xidhay dadweyne fara badan waxana masaajidka sheekha ku wehelinaayey culumada waawey ee gobalka awdal gaar ahaan sheekhul baladka magaalada [...]
Holland waa wadan ku dhisan nidaamka xisbiyada dimoqraadiyada lehna boqartooyo soo jireena oo ku abtirsada magaca qoyskii Willem van Oranje -Nassau ,sidaa darteed ayay ugu ciyaaraan midabka Orang oo u ah astaanka midabka Boqortooyada Holland , kaas oo ay u yaqaaniin ORANJE marka ay ku dhawaaqayaan waxa ay u akhriyan Oranje oo xarafka (J) ayay [...]
Hargaysa (Camuudnews)-Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Ciise Yuusuf Maxamed (ciise xamari),ayaa maanta ka warbixiyay halka ay marayso tirinta codadka ee goobaha ilaa hada soo gaadhay xarunta komishanka, war bixin ay maanta soo saareen goob jooge yaashii caalamiga ahaa ee doorashada madaxtooyada Somaliland kormeerayay,iyo cabashooyin ka soo yeedhay qaar ka mid ah axsaabta Somaliland ee u tartamaysa [...]
Dowladda Midowga Soofyeeti waxay ahayd midda ugu itaalka rooneyd jilayaashii riwaayadihii lagu tallaalay mushkiladda. Waxay degaanka ka lahayd hadaf istraateeji ah kaas oo ku kallifayay in ay sanad walba buuxiso inta badan dalabaadka ciidamada Soomaaliya. Ruushku wuxuu u gur-guuranayay himilo fog oo ah in uu reer galbeedka ka hor istaago hantida ceyriin ee qaaradda Afrika [...]
June 28, 2010 | Posted in
FEATURED |
Read More »
Hargeysa (Camuudnews) Goob joogayaashii dalka yimid sidii ay isha ugu hayn lahaayeen doorashada madaxtooyada ee dalka ka dhacday sabtidii aynu soo dhaafnay ayaa cadeeyay in ay ahayd doorasho si xor ah oo xalaal ah uga dhacday dalka, waloow bay yidhaahdeen in ay meelaha qaarkooda ka jireen cabashooyin. Goob joogayaashan oo shir jaraa’id ku qabtay huteel [...]
Amoud Foundation waxa ay ogaysiinaysa in ay jirto Benefit Dinner looqabanayo Agoomaha marka hadii aad ka soo qayb gali karto waxad wakhtiga iyo cinwaankuba ka heli karta sawirkan hoose waad mahadsantihiin Msamaron Roble Tirada Dad ee Akhriday:233
June 28, 2010 | Posted in
ALBUM |
Read More »
Hargaysa,(Camuudnews)- Shir jaraa’id oo uu Guddoomiyaha Komishanku goor dhaweyd ku qabtay xafiiskiisa ayuu mar kale xisbiyada iyo Saxaafadda kaga codsaday inay ka fogaadaan inay natiijo hordhac ka soo saaraan Doorashada ilaa iyo inta ay ka soo saarayaan natiijada hordhaca ah. Guddoomiyaha komishanka Doorashooyinka Ciise Xamari waxa uu u sheegay saxaafadda inay ilaa hada [...]
Somaliland (Cnn) Waxa heer gabo gabo ah maraaya tirintii cododka doorashadii dalka ka dhacdey 26 kii june , sida ay komishanka qaranku sheegeen ilaa hada waxa soo gaba gaboobey 70 % codadkii la dhiibtey. Gudoomiyaha Komiishanka qaranka Ciise Yuusuf Maxamed ( Ciise Xamari ) ayaa daboolka ka qaaday in la tiriyay in ka badan boqolkiiba [...]