It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

Archive for: May, 2010

Tartanka Inner City Wold Cup oo lagu Soo Gabagabeeyey Garoonka Arsenal Ee Emirates + Sawiro

Tartanka Inner City Wold Cup oo lagu Soo Gabagabeeyey Garoonka Arsenal Ee Emirates + Sawiro

London: (Cnn) – Magaalada London waxaa sanad kasta lagu qabtaa tartan ciyaareed dhex mara ilaa lix kooxood oo ka socda jaaliyadaha kala duwan ee ku nool dalkan Ingiriiska, Tartanka oo lagu magacaabo Inner City Wold Cup ayaa waxaa lagu qabtaa laba garoon oo ka mid ah kuwa ugu waa weyn Magaalada London kuwaasi oo kala ah Emirates [...]

Xisbil Islaam Oo ku dhawaaqdey Inay isku qarxinayaan Shaqaalaha Universal Tv Kuna Amrey Inay xidhaan Xafiisyada ay ku Leeyihiin Soomaaliya Iyo Somaliland .

Xisbil Islaam Oo ku dhawaaqdey Inay isku qarxinayaan Shaqaalaha Universal Tv Kuna Amrey Inay xidhaan Xafiisyada ay ku Leeyihiin Soomaaliya Iyo Somaliland .

 Moqdisho (Cnn) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ee Ururka Xizbul Islaam ayaa maanta ugu baaqay Tv-ga Universal inay xiraan xafiisyada ay ku leeyihiin dalka Soomaaliya. Shir saxaafadeed uu ku qabtay Guddoomiye Macalin Xaashi Maxamed Faarax ayuu sheegay in xiriirkii ay la lahaayeen Tv-ga Universal uu go’ay waa hadii aysan raalli gelin ka bixin Kartoon-no lagu [...]

Nin Ku dooday inuuna waxba cabin waxna Cunin mudo 70 sano ah

Nin Ku dooday inuuna waxba cabin waxna Cunin mudo 70 sano ah

Nairobi  (Cnn) – Prahlad,82 jir ah nin yogi sameeya ayaa ku dooday inuu 70 sanno uunan waxba cunin waxna cabin   Dhakhaatirta isbitaal lagu magacaabo sterling kuna yaala dalka ingriiska ayaa tijaabo labo asbuuc ah kusameeyay ninkaan oo hadalkiisa aad loola yaabay,laba asbuuc oo uusan waxna cunin cabinna caafimaadkiisa iyo awoodiisaba ismaanay badalin Van rooyan,ayaa [...]

Daawo: Muuqaalo ka Mid ah Xafladii Qori Tuurka Ee Ciyaaraha Somali Week London 2010

Daawo: Muuqaalo ka Mid ah Xafladii Qori Tuurka Ee Ciyaaraha Somali Week London 2010

London: (Cnn) -  Muuqaaladani waxey qeyb ka yihiin sawiraddii xaflada qori tuurka ciyaaraha Somali Week London oo lagu qabtey Xaafada Wembley ee ku taala Galbeedka Magaalada London. Daawasho Wacan oo Wanaagsan Abdirasaaq Hammaal Senior Camuudnews Editor. Tirada Dad ee Akhriday:169

Xaflad Lagu Xusayey Isku Aadka Ciyaaraha Somali Week London 2010 Oo Lagu Qabtey Xaafada Wembley + Sawiro

Xaflad Lagu Xusayey Isku Aadka Ciyaaraha Somali Week London 2010 Oo Lagu Qabtey Xaafada Wembley + Sawiro

London: (Cnn) – Xaflad Balaadhan oo Lagu Maamuusayey Isku aadka ciyaaraha Somali Week London ayaa lagu qabtey xaafada Wembley ee ku taala Galbeedka Magaalada London, Xafladaasi oo loo soo agaasimey si heer qaran ah waxaa ka soo qeyb galey marti sharaf badan oo ka kala socdey Dalkan Britian gudihiisa iyo dibadiisa, marti sharaftaas waxaa si wey [...]

Koobka Addunka 1930-2006: Taariikhda sugan iyo dhacdooyinka lagu xasuusto By: Mahdi Ghandi

Koobka Addunka 1930-2006: Taariikhda sugan iyo dhacdooyinka lagu xasuusto By: Mahdi Ghandi

Koobka Addunka 1930-2006: Taariikhda sugan iyo dhacdooyinka lagu xasuusto, Qoralkan waxa aan ku xusaynaa Dhacdooyinkii tariikhiga ahaa ee KA1930-2006dii lagu xasuusto sannadihii la ciyaaray ilaa iyo maanta Goolkii ugu dhakhso badnaa ee la dhaliyay K.Adduunka 1930-2006dii Goolashii lagu dhaliyay wax ka yar hal daqiiqo waxay kala yihiin sidan :- a)0.11. Il-bidhiqsi (Seconds): Hakan sukur / [...]

Sheekada Maanta: Xaq Waxaan u Leenahay Lafta Cadkeeda, Baruurteeda iyo Dhuuxeeda

Sheekada Maanta: Xaq Waxaan u Leenahay Lafta Cadkeeda, Baruurteeda iyo Dhuuxeeda

Berri Hore waxa jirey laba nin oo magac ladhka ay dhagahooda ku sitaan loogu xudin xidhey Surmi iyo Sargi kuwaasi oo deganaan jirey dooxada caanka ah ee la odhan jirrey ISKU DARKA, dooxadaasi oo ahayd mid Reeraha degan ku jireen nagaadi aan diga rogasho lahayn.   Surmi wuxuu ahaa nin hadal badan, halaag ah oo waxa gacantiisa [...]

Daawo Muuqaalada Tuuladda CabdiQaadir Ee Ka Tirsan Degaanada Hoos Yimaada Gobolka Awdal

Daawo Muuqaalada Tuuladda CabdiQaadir Ee Ka Tirsan Degaanada Hoos Yimaada Gobolka Awdal

Borama: (Cnn) – Cabdiqaadir waa Tuulo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada Gobolka Awdal, Tuulada Cabdiqaadir waxa ay ku dhex taalaa degaanada buuraleyda ah, waa meel aad u qurux badan oo ay buuro badan ku hareersan yihiin marka aad dhex marto ma arkeysid dad badan oo ku dhex nool, taasina waa midda kaliya ee ay kaga [...]

    1.    Dhamaan Dahlinyaradi waxey Hambalyo iyo Bogaadin  u dirayaan Boqorka  iyo Boqorada OO meherkoodu dhawaan ka dhacey dalka sweden.                                                                                                                                                                                                       Mohamed daahir tukale Abdirasaaq mohamad barkhad Muumin hassan sheekh muumin Abdirashiid xasan gasle Momahad muse ibrahim Saalim abdillaahi qalinle Xasan saleebaan dhuxul Cawaale abdillaahi cawaale Khaalid abdillahi qalinle Abdirahman mohamad cilmi khadar siciid cilmi [...]

Laba masaajid oo kuyal magaalada Lahore weerar lagu qaday

Laba masaajid oo kuyal magaalada Lahore weerar lagu qaday

Islamabad(Cnn)Koox dablay ah oo ku habaysan qoryo iyo garnaylo ayaa weerar ku qaaday laba masjid oo ay ku cibaaday  sanayeen firqada layidhaa Axmadiya,weerarkan ayaa ka dhacay magaalada qadiimiga ah  Lahore ee wadanka Pakistan xili laga baxay salaadii jimce.Wararku waxay sheegayaa in markii hore lagu tuuray  garnaylo kadibna xabad lagu bilaabay masaajidada ayku cibaadaystaan firqada Axmadiya.Waxa [...]

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal