Primary and secondary school education in the United Kingdom are mandatory and both are free for all students. All students between the ages of four and sixteen are by law obliged to attend both of these at different stages in their lives depending on their age. Educational success is theoretically determined by nothing other than [...]
The liver is the body’s central metabolic organ, it is involved in the numerous metabolic functions produces many important enzymes and synthesis albumen and other protein. As in all the organs tumors can also develop in the liver, a distinction is made between Benign (not cancer) and malignant tumor (cancer). Liver cancer usually develops as [...]
Xanuunka macaanku waa midka ugu sahlan daaweyntiisu marka loo eego xanuunadda xale ee jira, waxaase lagama maarmaan ah qof xanuunsanayaa in uu yahay mid u hanuunsan daaweyntiisa sa dhakhtarka shaqadiisu waa in uu sheegaa waxii dhib ka iman kara haddii qofka xanuunkan qabaa qadan waayo taladii daweeyaha ama dhakhtarka. Dhibaatooyinka iman karaa haddii aan la [...]
DIABETES DISEASES COMPLICATION , DIAGNOSIS, TREATMENT AND CLINICAL SIGNS.(XANUUNKA MACAARKA IYO SIDA LAGU GARTO QOFKA UU HAYO IYO CALAAMADAHIISA). AKHRISTE ADIGA OO IGA RAALI WAXII MURUN KAA GALO IGALA SOO XARIIR ……(adbarkhadle@gmail.com) Macaanku waa maxay?maxaa keena ? sidee lagu gartaa?Macaanku waa sonkorta ku jirta dhiiga ee uu jirku u baahan yahay , haddii ay yaraato amase ay [...]
Soo Bar Baar Abtiyo Aniga oo ah Mohamedsamaron Robleh Hassan , Bahdaweynta Somalilandeye waxan Tahniyad Dhalasho u dirayaa Ahmed Mohamed Cadar iyo Badriya Rooble Xassan Oo Gabadhi Ugu dhalatay wadanka Sweden Shalayto 26-04-2010,gabadhan ayaa loo baxshay Istaahil. // // waxanna lee ahay noqo mid dadkeeda ,dalkeeda iyo diinteedaba anfacda Soo Bar Baar Abtiyo Amiin Camuudnews [...]
Dhamaantiin salaamu calaykum wa raxmatulaaha, Waa mawduuc runtii loo baahan yahay in laga hadlo. NAFTII WANAAGSANEED Qof kasta oo innaga inaga mid ahi wuu dhimanayaa qof kasta oo innaga inaga mid ahi waa kii mawdka dhadhamiya. Balse nabigu wuu dardaarmay CSW wuxuuna ku dardaarmay “war badiya sheegitaankiisa ama xasuustiisa midka macaan oo dhan dumiya had iyo [...]
Boorama-(CCN)-Kulan aad u wayn oo ay qaban qaabadiisa gacan ka gaysteen Ardayda Dhigata Jaamacada Camuud ee ka tirsan Ururka Dhalinyarada ee SOLINDO isla markaana ay ujeedadiisu ahayd sidii ardayda Jaamacadda Camuud loo gaadhsiin lahaa fariimaha taageerada ah ee wacyigalinta ka qaybqaadashada dhismaha jidka isku xidha Camuud iyo Dila. Kulankan ayaa waxa goobjoog ka ahaa Maamulka, Macalimiinta [...]
Borama (CNN ) Waxa shalay cabaaro 9:00 subax nimo ka dhacday guri ku yaala magaalada boorama in uu iska soo dhigay wiil yar oo dadiisa lagu qiyaasay ilaa 20 jir, gabadh shaaqiyada isla markaasna u tagay guri kuna yidhi waxaan doonayaa inaan inii shaqeeyo. kadib waxa soo dhaweeyey gabadhii guriga lahayd waxanay ku tidhi waxaan kuugayn doonaa [...]
salaamu calaykum marka hore, marka xigta anigoo ah yaxye cabdi cali yeebaash waxaan jeclaaday inaa idiin soo tabiyo maanso la magac baxday Waano Saaxiib taaso tafatiraysa,tusaale iyo tilmaana ugu filan ruux kasta oo jecel inuu helo saaxiib sharaf le oo isagana faaido u le mujtamacana faa’ido le kana dardardaaraysa saaxiibtinimada lala yeesho qofka doqoni raacaydaa, [...]
Dadka Soomaaliyeed, iyaga oo tiradoodu ay ahayd dhowr boqol oo kun oo keliya, ayaa waxay nasiib u yeesheen in ay xigsadaan dhulka ballaaran oo ay maanta ku nool yihiin. Isla markaas waxaa u suurogashay in beel kasta ay dhankeeda ka ilaaliso afkii iyo dhaqankii ka dhexeeyay. Arintaas, Eebe ka sokow, mahaddeeda waxaa iska leh geel-jirteenii [...]