It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

Category archives for: EDUCATION

Warbixin Ku Sahabsan Dugsiga Hoose Dhexe Ee Gar-Gaar Magaalada Borama + Sawiro

Warbixin Ku Sahabsan Dugsiga Hoose Dhexe Ee Gar-Gaar Magaalada Borama + Sawiro

Borama: (Cnn) –  Dugsigani hoose dhexe ee gargaar waxaa la aas aasay sanadkii 2003__ 2004 waxaana lagu bilaabay arday tiradoodu gaadhayso 30 arday iyo laba macalin oo kala haa xaamud miigane khayre iyo muuse muxumed gudaal, waxaana dugsigani laga dhigay mid ay ardaydu ku dhigtaan bilaash amaba lacag la”aan waxana loogu talo galay dadka agoomaha [...]

Halkan ka Daawo Xafladii Qalin Jabinta Dufcadii 9aad ee Jaaamacada Sare ee Camuud + 214 Ardey oo Qalinjabiyay + Sawiro

Halkan ka Daawo Xafladii Qalin Jabinta Dufcadii 9aad ee Jaaamacada Sare ee Camuud + 214 Ardey oo Qalinjabiyay + Sawiro

Halkan ka Daawo Xafladii Qalin Jabinta Dufcadii 9aad ee Jaaamacada Sare ee Camuud oo ay sanadkan mar kaliya ka qalin jabiyeen ardey dhan 214 ardey oo isku jira Wiilal iyo Gabdho. Bahweynta iyo hawlwadeenada Shabakada caalamiga ah ee camuudnewsna waxay hambalyo u dirayaan Wariye Abdirashiid Mohamed Daahir( daacad ) oo ah wariyaha Borama iyo guud [...]

Heart Attack(wadne Qabad ama wadne xanuun) Presnted by Dr.mohamoud ibrahim ali.(Madheedh) Rawalpindi medical college.Rawalpindi, Pakistan.

Heart Attack(wadne Qabad ama wadne xanuun)  Presnted by  Dr.mohamoud ibrahim ali.(Madheedh)  Rawalpindi medical college.Rawalpindi,  Pakistan.

Wadne qabad waxaa kaloo loo yaqaannaa (myocardial infarction) ama MI. Wuxuu dhacaa marka marin dhiiga(xididada dhiiga u qaado wadnaha oo loyaqaan coronary arteries) oo quudiya muruqa wadnaha uu xannibmo. Socodka dhiigga ayaa ka joogsada qayb wadnaha ka mid ah(ischemia). Is the interruption of blood supply to part of the heart, causing heart cells to die. [...]

Difficult times ahead as British budget cuts will harm the Somali people back home.

Difficult times ahead as British budget cuts will harm the Somali people back home.

With a change of government in Britain after the general election, there has been a shift in economic policy towards the right of the political spectrum. The new coalition government which is made up of the Conservatives and Liberal Democrats (Con-Lib) last week announced their emergency budget. George Osborne, the Conservative chancellor, unveiling his first [...]

Maxaa sobobay inuu konbutarkaagu culays ku yimaado?

Maxaa sobobay inuu konbutarkaagu culays ku yimaado?

Run ahaantii waxaad ku aragtaa computerkaaga culays dhinaca fulinta kaga imaado oo ah markaad hawl aad u dirto inuu mudo kaa qaato inuu ku siiyo jawaab ama output . habadaba sobobta keentay ciladaasi waxaa sadex dan hoos ku xusan 1. hard disk 2. operating system 3. web browsers Hard disk Hard disk kugu wax weeyi [...]

Gagadda Xoolaha Nool Lagu Kala Iibsaddo Ee Magaaladda Borama + Sawiro

Gagadda Xoolaha Nool Lagu Kala Iibsaddo Ee Magaaladda Borama + Sawiro

Borama: (Cnn) – Magaala Maddaxda Gobolka Awdal ee Borama ayaa waxaa ku yaala Gagadda Xoolaha Nool lagu kala iibso oo ah mid aad u weyn, Gagadaas oo ku taala daanta Galbeed ee Magaaladda Borama ayaa mid camiran oo subixii la ciir ciirta Xoolo fara badan oo laga keeney meelo kala duwan. Gagaddan Xoolaha ee Magaaladda [...]

Parents are the primary educators by Liban Obsiye

Parents are the primary educators by Liban Obsiye

Primary and secondary school education in the United Kingdom are mandatory and both are free for all students. All students between the ages of four and sixteen are by law obliged to attend both of these at different stages in their lives depending on their age. Educational success is theoretically determined by nothing other than [...]

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal