It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

Category archives for: CONGRATULATIONS

Hambalyo Meher: Mudane Bashiir Aadan iyo Marwo Hibo Mohamed Farah (Borama Hutel-Rays)

Hambalyo Meher: Mudane Bashiir Aadan iyo Marwo Hibo Mohamed Farah (Borama Hutel-Rays)

Halkan waxa aan hanbalyo meher uga dirayaa boqorka bashiir aadan iyo boqorada hibo mohamed faarah oo meherkoodu ka dhacay hotel rays 05/09/10, ee magaalada boorama. waxa hanbalyada diraya dadka kala ah.   hooyo xasna ismaaciil daahir c/raxmaan maxamed faarax ( cabdi baxar) abshir mohamed faarax fihiima mohamed faarax shamsa mohamed faarax eedo safiya faarax cawaale [...]

Hanbalyo Dhalasho: Hoodo Burhaan Maxamed

Hanbalyo Dhalasho: Hoodo Burhaan Maxamed

  Hoda Osman Barkhadle Ahmed Abib Hayir Fartun Farhan Elmi Halima Hasan Mah’ed Kafiya Mah’ud Ibrahim Mah’ed Abdi Nur Ali Mah’ud Ibrahim Abdifatah Abdilahi Ahmed Mahdi Osman barkhadle Ridwan Abdilahi Ali Sahra Abdilahi Ali Samsam Sacid Faduma Cisse Yousuf Habon Abdirahman Mumin Hoyo Sahra Omer Qorane Hoyo Faduma Botan Diini Mawlid Abdilahi Ali     [...]

Hambalyo Meher: Mudane Farxaan Cabdi C/laahi iyo Marwo Ayaan Axmed Nuux (Borama Awdal)

Hambalyo Meher: Mudane Farxaan Cabdi C/laahi iyo Marwo Ayaan Axmed Nuux (Borama Awdal)

Anagoo ah dadkan hoos ku xusan waxaan halkan hanbalyo iyo bogaadin uga direynaa arooska iyo aroosada boqor farxaan cabdi c/laahi iyo marwo ayaan axmed nuux (deero) u meherkoodu ka dhacay magaalo madaxda gobolka awdal ee borama  waxanu leenahay ilahay ha ini kala siiyo ubad khayr qaba ilahay ha isku kiin barakeey waxanu ilaahey uga baryaynaa [...]

Bahda Shabakada Camuudnews Waxay Hambalyo u Dirayaan Boqor Farxaan Cabdi Cabdilaahi iyo Boqorada Ayaan Ahmed Nuux

Bahda Shabakada Camuudnews Waxay Hambalyo u Dirayaan Boqor Farxaan Cabdi Cabdilaahi iyo Boqorada Ayaan Ahmed Nuux

Bahweynta Camuudnews Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u Dirayaan Boqor Farxaan Cabdi Cabdilaahi iyo Boqorada Ayaan Ahmed Nuux oo Meherkoodu maalinkii shalay Ka dhacay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobelka Awdal waxanan ilaahay ugu baryayna inuu ka dhigo reerki lagu nastee lagu naago , Awlaad khayr badanna kala siiyo Amiin Amiin Waxaa kale oon idinku ducaynayna ducadii [...]

Bahda Camuudnews Network Waxey Hambalyo u Dirayaan Mudane Abwaan Abdifatah Daahir Cige iyo Marwo Yaasmiin Saalax Axmed + Daawasho

Bahda Camuudnews Network Waxey Hambalyo u Dirayaan Mudane Abwaan Abdifatah Daahir Cige iyo Marwo Yaasmiin Saalax Axmed + Daawasho

Bahweynta Camuudnews Network waxay Hambalyo iyo Bogaadin Hawada u Marinayaan Boqorka Abwaan Abdifatah Daahir Cige iyo Boqorada Marwo Yaasmiin Saalax Ahmed  oo Meherkooda Ka dhacay Galbeedka Magaaladda London Hutel Al-Jazeera, Galabnimadii Jimcihii Taariikhduna ahayd 13-08- 2010. Abwaan Abdifatah Daahir Cige oo ka mid ah Abwaanadda da’da yar ee Soomaaliyeed oo deggan Magaalada Qahira ee Dalka Masar [...]

Hambalyo Meher oo Kusocota Mudane C/lahi X Siciid X Maxamuud iyo Marwo Safiya Suldaan Yuusuf Ahmed oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Boorama by Rooje

Hambalyo Meher oo Kusocota Mudane C/lahi X Siciid X Maxamuud iyo Marwo Safiya Suldaan Yuusuf Ahmed oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Boorama by Rooje

dhamaan reer cumar maxamuud waabari[reer cumar cade] oo kala joogaa norway iyo canada iyo boorama waxan hanbalyo u dirayaan mudane.c/laahi xaaji siciid maxamuud iyo marwo.safiya yuusuf axmed oo uu meherkuudu ka dhacay magaaladaa boorama hotelka rays hotel noqda kuwii isku waraa u bad khayr qabana kala hela.[amiin amiin amiin]   1-Aabo cumar maxamuud [cumar cade] [...]

Sudan:Hambalyo kusocota Mudane Cumar Xassan Khayre iyo Marwo Naciima Maxamed Barkhad

Sudan:Hambalyo kusocota Mudane Cumar Xassan Khayre iyo Marwo Naciima Maxamed Barkhad

HAMBALYO Anagoo ah dufcadii ama classmate kii ama lootkii qofba sida uu u yaqaano eey isla dhameeyeen caruuska heerkii jaamacadeed dalka sudan (INTERNATIONAL UNIVERSITY OF AFRICA) faculty of COMPUTER STUDIES waxaan rabnaa in aan u hanbalyeeyno anagoo kala joogna dalalka SUDAN,UGANDA, MASAR,MALAYSIA, SOMALIA,SOMALILAND kalana ah: 1-KHADAR HASSAN DAAHIR(CAPTAIN AWGAAB). 2-C/RISAAQ MAXAMED MAXAMUUD(JEEREEY). 3-MUSTAF FAARAX MAXAMUUD(LAJIIDH). [...]

Hambalyo Meher: Mudane Eng Omar Hassan Khayre iyo Marwo Naciima Maxamed Barkhad (Rays Hutel Borama)

Hambalyo Meher: Mudane Eng Omar Hassan Khayre iyo Marwo Naciima Maxamed Barkhad (Rays Hutel Borama)

Reerkii lagu nastee lagu nagadee wada jiree nabad galaaa allahayow idinka yeeel allahayow idinka yeeel   Aabo maxamed barkhad maydhane , hooyo khadra aw cali akaal, iyo caruurtooda oo kala ah, Filsan  maxamed barkad , Xamze  , xamda , Axmed , Aasiya , Shucayb  ,Khalid , Yacquub,   Aabo hasan kaire wabari iyo hoyo maryan [...]

Hanbalyo Dhalasho Farxad leh: Ridwaan Samaron Rooble by Dr Khaalid Xassan Aloore

Hanbalyo Dhalasho Farxad leh: Ridwaan Samaron Rooble by Dr Khaalid Xassan Aloore

HANBALYO DHALASHO   DHALASHO FARXADLEH, WAXANU HAWADA U MARINAYNAA QORAAGA IYO SAXAFIGA CAANKA AH EE SAMAROON ROOBLE   XASAN IYO XASKIISA RAXMA CABDI CABDILAAHI   OO WIIL UGU DHASHAY WADANKA UK EE CARIGA INGIRIISKA GARHAAN MAGALADA LONDON, WIILKAAS OO LOO BIXIYAY RIDWAAN SAMAROON ROOBLE HADABA DADKAN HOOS KU XUSAN  WAXAY    HAWADA U MARINAYAAN   QORAAGA WAYN EE  SAMAROON [...]

Bahda Camuudnews Network Oo Hambalyo u Diraya Mudane Msamaroon Rooble Hassan iyo Marwo Rahma Abdi Abdilaahi

Bahda Camuudnews Network Oo Hambalyo u Diraya Mudane Msamaroon Rooble Hassan iyo Marwo Rahma Abdi Abdilaahi

Dhamaan Hawl wadeenadda Shabakaddan Caalamiga ah ee Camuudnews Network waxey Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Mudane Msamaroon Rooble Hassan iyo Maro Rahma Abdi Abdilaahi oo Wiil ugu dhashey Newham Hospital oo ku yaala Berrigga Magaaladda London, Wiilkaas oo loo bixiyey Ridwaan Samaroon Rooble waxaan ilaahey uuga baryeynaa in uu ka yeelo kii dadkiisa, diintiisa iyo dalkiisaba anfaca [...]

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal