It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

Category archives for: ALL SPORTS

Kooxda Blue Sky Ee Basket Ball Ka Ayaa Koobkii Final ka Ka Qaaday Kooxda London Photo

Kooxda Blue Sky Ee Basket Ball Ka Ayaa Koobkii Final ka Ka Qaaday Kooxda London Photo

Borama ( CNN ) Ciyaartii kaba danbaysta ee Kuubka Basketballka ayaa xalay la soo gaba gabeeyay, waxaana ay guushu ku raacday, hantayna kuubkii Basketballka Bishan Ramadaan, Kooxda Blue Sky, waxaana ay Finalka wada yimaadeen,Dhigooda kale ee Footada London, Tirada Dad ee Akhriday:33

Kooxda Siidhi Wadayaasha 3-1 Kaga Badiyey Koobka Ramadaanka Iyo Kooxda Suxufiyiinta Gobalka Awdal Iyo Salal Iyo Kooxda Caafimaadka 2-1 Kaga Adkaatay Kooxda Waxbarashada

Kooxda Siidhi Wadayaasha 3-1 Kaga Badiyey Koobka Ramadaanka Iyo Kooxda Suxufiyiinta Gobalka Awdal Iyo Salal Iyo Kooxda Caafimaadka 2-1 Kaga Adkaatay Kooxda Waxbarashada

Borama ( CNN ) Waxa maanta wada ciyaaraylabada kooxood ee kala ah kooxda siidhi wadayaasha ciyaaraha kooxka ramadaanka oo 3-1 kaga badisay kooxda saxaafada gobalka awdal iyo salal, waxaanay ahayd ciyaar aad u xiiso badan waxaana daawanaayey dadweyne tira badan oo kalataageersanaa labada kooxood. Tirada Dad ee Akhriday:37

Kooxda Blue Sky Oo 3-0 Ku Caga Cagaysay Kooxda Telesom Boorama

Kooxda Blue Sky Oo 3-0 Ku Caga Cagaysay Kooxda Telesom Boorama

Borama: (Cnn) - Waxa maanta ay ciyaara aad loogu bogay dhex martay labada kooxood ee kala ah kooxda blue sky iyo kooxda telesom borama waxaanay guushu maanta ay raacaday kooxda blue sky oo si xarago leh uga badisay kooxda telesom borama3-0, Tirada Dad ee Akhriday:71

Dhageyso Warbixin ka Hadleysa Wareega Kubada Cagta ee ka socda Garoonka Kheyriyada Magaaladda Borama

Dhageyso Warbixin ka Hadleysa Wareega Kubada Cagta ee ka socda Garoonka Kheyriyada Magaaladda Borama

  London: (Cnn) – Sidda aan la wadda socono Garoonka Kheyriyadda ee Magaaladda Borama waxaa ka socda Koob Ramadaan loogu talo galey in lagu xuso laba Marxuum oo ka mid ahaa ciyaaryahandii waa weynaa ee soo mara Gobolka Awdal labadaas Marxuum oo kala ah Marxuum Xasan Kayd iyo Marxuum Cumar Sanqadhi. Tartanka Koobkan ayaa waxaa [...]

Kooxda Telesom Borama 3-0 Ugu Quus Goysay Kooxda Borama Hospital Koobkiina Sidaa Kaga Hadhay

Kooxda Telesom Borama 3-0 Ugu Quus Goysay Kooxda Borama Hospital Koobkiina Sidaa Kaga Hadhay

Borama ( CNN ) Waxa maanta wada ciyaaray labada kooxood ee kala ahaa kooxda telesom borama iyo kooxda borama hospital waxaana 3-0 ku adkaatay kooxda telesom borama, waxaanay ahayd ciyaartu mid lagaga gacan sareeyey kooxda borama hospital oo u eekayd mid aan umuuqan sidii ay maalmihii hore u ciyaaraysay. Tirada Dad ee Akhriday:98

Kooxda Burhaan Pharmacy 2-0 Kaga Adkaatay Kooxda Borama Hospital

Kooxda Burhaan Pharmacy 2-0 Kaga Adkaatay Kooxda Borama Hospital

Borama: (Cnn) –  Waxa maanta dhacday ciyaar aad u xiisa badneeyd oo dhexmartay labada kooxood ee kala ah kooxda buraah pharmacy iyo kooxda borama hospital waxana guushu raacaday kooxda burhaan oo kaga raysay 2-0, Tirada Dad ee Akhriday:107

Kooxda Bullo Cosmatics Oo 1-0 Kaga Adkaatay Kooxda Blue Sky

Kooxda Bullo Cosmatics Oo 1-0 Kaga Adkaatay Kooxda Blue Sky

Borama ( CNN )  Waxa maanta ada ciyaaray labada kooxood ee kala ah kooxda bullo cosmatics iyo kooxda blue sky, waxaanay guushu raacday kooxda bullo cosmatics ciyaartaas oo ahayd mid aad u xiiso badnayd ayaa waxaa daawanaayey dad aad ufara badan oo kala taageer sanaa labada kooxood. Tirada Dad ee Akhriday:85

kooxda Bullo Cosmatics 2-0 Kaga Badisay Kooxda Burhaan Pharmacy Iyo Kooxda British Iyo Kooxda Telesom Borama Oo 1-1 Isla Dhaafi Waayey

kooxda Bullo Cosmatics 2-0 Kaga Badisay Kooxda Burhaan Pharmacy Iyo Kooxda British Iyo Kooxda Telesom Borama Oo 1-1 Isla Dhaafi Waayey

Borama: (Cnn) - Waxa maanta wada ciyaaray afarta kooxood ee kala ah kooxda bullo cosmatics iyo kooxda burhaan pharmacy oo ku kala adkaaday 2-0 ay ku badiyeen kooxda bullo, iyo labada kooxood ee kala ah kooxda british iyo kooxda telesom borama oo ku kala adkaan waayey 1-1 . Tirada Dad ee Akhriday:110

Chelsea, Arsenal iyo Man.United oo kulamadii maanta wada badiyey,Isku aadka Champions League oo la sameeyey Milan iyo Real Madrid oo mar kale kulmaya

Chelsea, Arsenal iyo Man.United oo kulamadii maanta wada badiyey,Isku aadka Champions League oo la sameeyey Milan iyo Real Madrid oo mar kale kulmaya

Cairo:- (Cnn) Kooxda Chelsea oo kulamadii bilowga horyaalka nus dersin goolal ah dhabarka u saartay kooxaha West Bromwich iyo Wigan ayaa dad badan sugayeen in kooxda Stoke wadadaas oo kale mari doonto hase yeeshee cayaaryahanada Stoke oo aad isku daafacay iyo nasiib darada xidigaha Chelsea oo fursado qaali ah iska lumiyey ka dib waxey natiijada [...]

Kooxda Apolo Photo Iyo Kooxda British Instute Oo 0-0 Ku kala Tagay Iyo Kooxda Borama Hospital Iyo Kooxda Carwo Kooshin 0-0 Ku Kala Tagay

Kooxda Apolo Photo Iyo Kooxda British Instute Oo 0-0 Ku kala Tagay Iyo Kooxda Borama Hospital Iyo Kooxda Carwo Kooshin 0-0 Ku Kala Tagay

Borama ( CNN ) Waxa maanta dhacday ciyaar aad u wanaagsan ooxiiso galisay dadweynihii daawanaayey waxana wada ciyaaray afar kooxood waxanay kla ahaayeen kooxda Apolo photo iyo kooxda British oo isla mari waayey 0-0 waxana ku hadhay kooxda apolo photo . Tirada Dad ee Akhriday:89

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal