Borama: (Cnn) – Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golaha wakiilada iyo golaha guurtida oo xilligoodii hore dhaamaad yahay. , Fadhiga maanta ee golaha guurtida waxaa fadhiyay 68 mudane 82ka mudane ee uu ka koobanyahay golaha guurtida somaliland Tirada Dad ee Akhriday:18
September 7, 2010 | Posted in
FEATURED,
THE LIVE NEWS |
Read More »
Barnaamijka Suugaanta ee Todobaadkan waxaan ku eegeynaa maanso magaceeda la yidhaahdo Daryeel oo uu tiriyey Prof Daahir Maxamuud Xadi oo ah Gudoomiyaha Waxbarshada ee Gobolka Awdal, Waxaana uu Abwaan xadi gabaygan curiyey sanadku markuu ahaa 1997-kii, Prof Daahir Maxamuud Xadi oo ah shakhsi uu ilaahey ku maneystey mawhibooyin kala duwan ayaa gabaygan kaga hadlaya Muhiimada cilmiga oo bani’aadmigu barto [...]
Bashir Goth, Washington D.C, Sept. 07, 2010. It is more than 30 years since the people of Borama started their long journey for the building of the Borama-Dilla Road. They started their bidding in the early 1980s when the construction of the tarmac road coming from Hargeisa was abandoned at Dilla. Ever since, the elders [...]
London: (Cnn) – Masaajidka ku magac dheer The East London Mosque oo ku yaala degmada Tower Hamlet ayaa loo aqoonsan yahay in uu yahay masaajidka ugu weyn dalkan Britian, masaajidkan oo cimrigiisu ka weyn yahay labaatan sano ayaa ah mid ay dhismihiisa gacan weyn ka geysteen dhamaan Muslimiinta ku nool dalkan Ingiriiska gaar ahaan jaaliyada [...]
Islamabad: (Cnn) – Madexweynaha wadanka Iran Axmedinajad ayaa sheegay maalintii Axadii hadii weerar ay ku sooqaado xukuumada Isra’iil dadkiisa macnaheedu inaytahay burburkii iyo baa’ba ii Yuhuuda. Labada wadan ayaa is dhaafsaday hanjabaadyo iyo digniimo dhowra tan iyo inta uu soo ifbaxay khilaafka ku aadan hindisaha samay sashada hubka wax gumaada ee Iran oo si xoogle [...]
September 6, 2010 | Posted in
FEATURED,
THE LIVE NEWS |
Read More »
Islamabad: (Cnn) – Waa markale iyo barnaamij keen nii todobaadlaha ahaa ee arimaha bulshada, oo ay idiin soo gudbiso shabakada casriga ah ee camuudnews. Akhriste todobaadkii hore waxaan kaga hadalnay qaadka iyo dhibaatooyinka uu ku hayo bulshada soomaaliyeed, barnamijkeena todobaadkan e arimaha bulshada waxaan kaga hadlaynaa, dawada la isku cadeeyo iyo dhibaatoyinka ay u keento [...]
September 6, 2010 | Posted in
FEATURED,
THE LIVE NEWS |
Read More »
Faaid Cabdo Cumar Camuudnews Correspondent Hargeysa Office Somaliland. Tirada Dad ee Akhriday:141
September 5, 2010 | Posted in
FEATURED,
THE LIVE NEWS |
Read More »
Islamabad: (Cnn) – Qarax gaadhi oo lagu weeraray fadhiisimo ciidamada Milatariga ee wadanka Ruushku kuleeyihiin gobolka Dagestan ayaa gaystay dhimasho 5 askari oo ka tirsanciidamada Militariga ilaa 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Cftaax Farax Subane Camuudnews Islamabad Office Tirada Dad ee Akhriday:32
September 5, 2010 | Posted in
FEATURED,
THE LIVE NEWS |
Read More »
Borama : (Cnn) – Waxa maanta lagu qabtay masjid jaamaca weyn ee magaalada boorama munaasibad ahayd caruur agoomo iyo danyar isugu jirta oo lagu gudoonsiinaayey dhar isgu jira rag iyo dumarba oo ay ku soo ciid siiyeen dumar reer awdal ah oo degan wadanka Australia magalada victoria nilbon, Tirada Dad ee Akhriday:137
September 5, 2010 | Posted in
FEATURED,
THE LIVE NEWS |
Read More »
Borama: (Cnn) – Warsaxaafadeed uu Warbaahinta soo gaadhsiiyay Wariye Cali Ismaacil Aare ayaa faahfaahin buuxda ka bixiyay sababta xabsiga loo geeyay iyo dacwada wariye caafi u gudbiyay booliska Magaalada Borama halka ay salka ku hayso. Hadaba wixii tafaasiila ee inta dheer ka daawo videogan hoose Msamaron Roble camuudnews senior techsupport & editor Src: Boonnews Tirada [...]
Podcast: Play in new window