Borama: (Cnn) – Warsaxaafadeed uu Warbaahinta soo gaadhsiiyay Wariye Cali Ismaacil Aare ayaa faahfaahin buuxda ka bixiyay sababta xabsiga loo geeyay iyo dacwada wariye caafi u gudbiyay booliska Magaalada Borama halka ay salka ku hayso. Hadaba wixii tafaasiila ee inta dheer ka daawo videogan hoose Msamaron Roble camuudnews senior techsupport & editor Src: Boonnews Tirada [...]
Podcast: Play in new window
ARDAA waa urur dalad guud ah, kuna saleysan hanaanka bulshada, isla markaana samafal ah. Waxa Lagu asaasay Waqooyiga Mareykanka sanadkii 2007 si ay taageero ugu fidiyaan mashaariicda horumarineed ee dhaqan-daqaale ee gobalada ADAL iyaka oo mideynaaya muruq iyo maalba, una fidinaaya tababar, wacyigeliyaana, horena u mariyaan hogaankooda iyo iney u doodaan xuquuqdooda aadamaninimo Tirada Dad [...]
Dooda camuudnews: dhagaystayaal ku soo dhawada dood aad u xiiso badan oo ku saabsan sababta ay BBC da iyo VOA du wariye ugu soo dirsan laayihiin caasimada labaad ee somaliland BOORAMA. Doodani waxaanu dhex dhignay isla markaana falanqayn doona labada aqoonyahan ee kala ah Aqonyahan Mukhtaar C/rahmaan C/lahi iyo Aqoonyahan Mustafe Nuur Hussein o ku [...]
Podcast: Play in new window
caalamkana u iftiimiyay inuu ururkii yara ee (SNM) ee Silaanyo madaxa ka aha uu aha kii ugu horeeyay ee ku kaca falkaas budhcadnimada ah
Podcast: Play in new window
London: (Cnn) – Barnaamijka Dalabaadka iyo Heesaha Todobaadkan waxaad ku maleysaan Hambalyadii iyo Tahniyadihii aad noo soo dirteen ee aad Camuudnews Network u marineyseen dhamaan Asxbaatiina iyo Ehladiina, Waxaanan Maanta Barnaamijkan idiinku haynaa Heeso aad u Macaan oo ku haboon Hambalyadda iyo Salaamaha. Barnaamijkan oo ah mid aad u xiiso badan waxaa soo saare ka [...]
Podcast: Play in new window
Waa Sheeko aad u xiiso badan oo dhexdeeda ay ka muuqato Murti Macaan ku dheehan, Waxaa sheekadan Curiyey Wariye Guuleed Cumar Miicaad oo kamida shaqaalaha Camuudnews uuga hawl gala Bariga Africa
Podcast: Play in new window
London: (Cnn) – Barnaamijka Dalabaadka iyo Heesaha Todobaadkan waxaad ku maleysaan Hambalyadii iyo Tahniyadihii aad noo soo dirteen ee aad Camuudnews Network u marineyseen dhamaan Asxbaatiina iyo Ehladiina, Waxaanan Maanta Barnaamijkan idiinku haynaa Heeso aad u Macaan oo ku haboon Hambalyadda iyo Salaamaha. Barnaamijkan oo ah mid aad u xiiso badan waxaa soo saare ka [...]
Podcast: Play in new window
Doodan waxa ka qayb qaadanaya aqoonyahan Mukhtaar C/raxmaan C/laahi iyo aqoonyahan Mustafe Nuur Xuseen waxaana idiin daadihinaya isla markaana idin soo diyaariyay tifaftiraha siyaasada geeska africa ee shabakada camuudnews u fadhiya magaalada Djibouti Guuleed Cumar Mead Dagaysi wacan Tirada Dad ee Akhriday:301
Podcast: Play in new window
Dr Khaalid Xassan Aloore oo ku tilmaamey Maamulka Somaliland Geed Yaraan ku qaloocdey sida loo toosiyana adagtahay+dhageysi Play Audio Comment Tirada Dad ee Akhriday:138
Cabdicasiis Mohamed Cilmi iyo Abdinasir Cumar Cige oo ka mid aha mudaharadayaashi Magaalada Boorama ayaa cod dheer oo bila jixinjixa ku sheegay maray la hadlayeen Wariyaaha shabakada Boonnews u fadhiya Magaalada Boorama wariye Cumar Albashiir inay marnaba raali ka ahayn Xukuumada Silaanyo ee laangadhaha ah waa siday hadalka u cabireene kana xigaan maamul goboleed u [...]
Podcast: Play in new window