Waxaan marka hore aan halkan kasalaamaya dhamaan camuudnews marka xigta waxaan halkan kasalamay dhamaan abwaanada anigoo gabeygan furaya hadana aan soo dhigi doono halxidhaale qiildoon waxan ku bilaabayaa sidan ninka gabeyga loo hoorshee hibbana loo raacshey waxaan ahey nin halkuu gabeyga dhigo lagu halaabaayeé hammaad iyo nabbaad iyo waxaan ahey kuwaa hibbana loo raacshey hayeeshee [...]
Barnaamijka Suugaanta ee Todobaadkan waxaan ku eegeynaa maanso magaceeda la yidhaahdo Daryeel oo uu tiriyey Prof Daahir Maxamuud Xadi oo ah Gudoomiyaha Waxbarshada ee Gobolka Awdal, Waxaana uu Abwaan xadi gabaygan curiyey sanadku markuu ahaa 1997-kii, Prof Daahir Maxamuud Xadi oo ah shakhsi uu ilaahey ku maneystey mawhibooyin kala duwan ayaa gabaygan kaga hadlaya Muhiimada cilmiga oo bani’aadmigu barto [...]
Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhaamaan bahda camuudnews marka xigta waxaan raaligalin ka bixinayaa gabaygii hore oo si qalad ah iga soo baxay waxaan cafis guud weydiisanayaa dhaamaan tolkey waxaan leeyahay waan qaldamey ee ayaan laga daba qaldamin intaa kadib sxbkey mohamed gacan laag ayuu iga talaab sadey waxaan waayo waxa uu igu diray [...]
Waxaan marka hore aan salaamayaa dhaamaan bahada camuudnews mar xigta waxaan salaamayaa dhamaan abwaanada kala duwan ee nin waliba uu raygiisa dhiibanayo aadna waan ugu faraxsanahay sidaan dadkeena aan waxa ugu sheegayno waxaanan jecelahay in xaga qaranimada loo leexdo oo laga waantoobo qabiilka iyo wixii nafci ah ee aan dhagaha dadka aan u fiicneyn waxaana [...]
Gabaygan waxaa iska lahaa ALLA HAW NAXARIISTEE ABWAAN CUMAR AW JAMAC oo dhalasho ahaan ka soo jeeda GOBOLKA AWDAL gaar ahaan degaanka HINDHAYSA SHEEG HADAAD GARATO? SHIINKIISA GABAY WAANIGII SHAACIR KU AHAAYE KOLKII UU SHAYO WADA FOOL XUN IYO SHUUQ KA BIXI WAAYAY SHIB INTOON KA IDHI WAANIGAAN SHA KA CELINAYNE DAD UUN BAA I SHIIDAYEE [...]
micnaheeda suugaan mansabka iyo garasha miisaanka hadalkuna kula fuul mus dheeroo farxaanoow macnaysee qabiil maad mudnaan siin in la jaro majarahoo muska laysku oodaa mid haboon miyay tahay samaroon waxii muday mudo aad u dheer iyo mudan keeda taariikh mahmar bad ka haysaan mansabkiyo horjoogii mudnaantii dadkoo idil masagaad ka raacdeen taashkii majiirteen mugdi baad [...]
Djibouti(CNN)Fanaanka wayn ee reer jabuuti Cabdi Nuur Alaale ayaa noqday fanaanka heesaha ugu badan leh dhamaan fanaaniinta ku heesta afka soomaaliga. hadalkaa waxa lagaga dhawaaqay xaflad faneed aad u balaadhan oo lagu qabtay habeen hore dalkani jabuti. Waxa xafladaasi isku arkay khubaro ku xeel dheer arimaha fanka dhaqanka iyo suugaanta, waxana hormood ka [...]
Marka hore halkan waxan kasalaamayaa dhaamaan saxaafada madax banaan ee camuudnews marka xigta waaxaan halakan ka salamyaa sxbkey mohamed gacan oo aan rabo inaan yara fahansii murtida qiildoon waxa ay xabaarsantahay horta nin nakuu doono ayuu awaxa ka eega oo soomaliduba waxa tidhaa kas kaa ayaa la kaadi taga aniguna in yaroo waano ah ayaan [...]
Marka hore waxaan halkan ka salaamaya dhamaan bahda Hawlwadeenada caamuudnews walalayaal waxaan idiinka mahad celinayaa sida hagar la’aanta ah ee aad ugu adeegaysaan bulshadiinaa boqolkiiba boqol aad ayaad ugu mahadsantihiin hadaan u daadago dulicda Qoraalkaygan waxaan rabaa inaan halkan kasoo gudbiyo gabey aan ugu magac darey (QIIL DOON ) oo ah silsiladii lagu magac daray qaafleydaa oo aan [...]
Abwaan Maxamed Cismaan Budin oo ka mid ah Abwaanada da’da yar ee u soo kacey Suugaanta Soomaalidda ayaa maanta Xafiiska Camuudnews ee Magaalada Borama soo gaadhsiiyey Maanso uu ugu talo galey Bishan Barakeysan ee Ramadaan iyo wax yaaba fara badan oo bulsho weynta soomaaliyeed haysta taasi oo uu Abwaanku ku cabiraayo dareenkiisa ku wajahan caqabadaha iyo [...]