It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

Category archives for: CONDOLENCE

Tacsi: Kusocota Reer Caano Geele oo Magaalada Boorama Hooyadood ku Geeriyootay

Tacsi: Kusocota Reer Caano Geele oo Magaalada Boorama Hooyadood ku Geeriyootay

Anigoo ah Ali Abdi Farah iyo xaaskaygu waxaan tacsi u diraynaa dhamaan reer Caano geele Gaar ahaa A/qaadir (Bare) iyi xaaskiisa Faaisa iyo jamaal caane geele iyo xaaskiisa iyo Amina caano geele. foosia Caane geele iyo  dhamaan reer caane geele oo ay dhawaan ku geeriyootay Borame  hooyadood Faadumo waxaan leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha [...]

Tacsi: Dhacdadii foosha Xumeyd Ee Ka Dhacdey Hutel Muna Oo Ku Yaala Caasimadda Somalia Muqdisho

Tacsi: Dhacdadii foosha Xumeyd Ee Ka Dhacdey Hutel Muna Oo Ku Yaala Caasimadda Somalia Muqdisho

waxan cambaaraynayaa dhacdadii foosha xumayd ee ay gaysteen dadkii waxmagaratada ahaa ee ka dhacday huteel muna waxanan shacabka soomaaliyeed ee ay dhibaatadu soo gaadhay uga tacsiyadaynayaa dhammaanba geeridii ku timid shacabka soomaaliyeed ee ka dhacday huteel muna caasimada soomaaliya ee muqdisho waxanan ilaahay uga baryayaa inuu naxariis jano ka waraabiyo ummada soomaaliyeedna uu ilaahay samir [...]

Tacsi ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka Baxey Marxuum Cumar Xassan (Toronto, Canada)

Tacsi ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka Baxey Marxuum Cumar Xassan (Toronto, Canada)

Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ilaahay ha u naxaristee Omar Hassan oo ku geeriyooday Magalada Toronto,ee dalka Canada. Waxaan tacsi gaar ah u diryanaa dhamaan qaraabadisii siiba xaaskisii(Amina Sh Ibrahim Si’arag), caruurtisii iyo dhamaan saaxibadiisi oo dhan. Waxaa ilahay uga baryanaa marxuunka Ilaahay janadii fardosa geeyo amiin amiin amiin. Waxaana [...]

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun: Tacsi kusocota qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay ha u naxaristee Shamis Mohamoud Da’ud oo manta ku geeriyootay dalka Mareykanka

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun: Tacsi kusocota qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay ha u naxaristee Shamis Mohamoud Da’ud oo manta ku geeriyootay dalka Mareykanka

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay ha u naxaristee Shamis Mohamoud Da’ud oo manta ku geeriyootay goblka Kansas ee dalka maraykanka. Waxaan tacsi gaar ah u diryanaa dhamaan reer Mohamoud Da’ud iyo dhamaan reer Sheikh Muhoumed Alabari meelkasda oo ay jogaanba. Waxaa ilahay uga [...]

Tacsi kusocota Marxuum Cabdi Xassan Buux oo Caawa Ku geeriyooday Magaalada Boorama

Tacsi kusocota Marxuum Cabdi Xassan Buux oo Caawa Ku geeriyooday Magaalada Boorama

dhammaan dadkan hoos ku qorani waxay tacsi udirayaan cabdi xasan buux oo caawa ku geeriyooday magaalada boorama waxayna marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo, ehelkii iyo qarabadiisina samir iyo iiman ka siiyo amiin amiin madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland mudane cabdiraxmaan awcali faarax iyo xaaskiisaa jamiila cige mataan xildhibaan maxamed barkhad [...]

Tacsi:Kusocota Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdi Maxamuud Obsiiye

Tacsi:Kusocota Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdi Maxamuud Obsiiye

MAXAMED MUXUMED FADAL AXMED CIGE RIIRAASH ISMAACIIL CIGE BOOKH XASAN CABDI KAADIYE C/KARIIM MAXAMED KAADIYE C/SHAKUUR MAXAMED KAADIYE C/QAADIR MAXAMED KAADIYE                                                            WAXAY TACSI UDIRAYAAN  EHELKII IYO QAARABADII UUKA BAXAY MARXUUM CABDI MAXAMUUD OBSIIYE OO KUGEERIYOODAY BISHAN 30 KEDII MAGAALADA BOORAMA IILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HAKASIIYO ISAGANA JANADII FARDAWSAHAKA WARAABIYO. AAMMIIN Tirada Dad ee [...]

Tacsi Inaalilaahi Waa inaa ilayhi Raajucuun Cumar Huseen Awbash bash

Tacsi Inaalilaahi Waa inaa ilayhi Raajucuun Cumar Huseen Awbash bash

Tacsi    cumar huseen aw bash bash          dhamaan anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiiin waxan tacsi u dirayna geeridii naxdinta lahayd ee ku timid aabo cumar xuseen aw bash bash oo maalintii khamisstii lagu aasay magalada Boorama ee gobolka awdal waxanan leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo [...]

Ina lilaahi Wa ina Ilayhi Rajicuun: Tacsi Ku Socota Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Cumar Xuseen (Awbash bash) oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Borama

Ina lilaahi Wa ina Ilayhi Rajicuun: Tacsi Ku Socota Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Cumar Xuseen (Awbash bash) oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Borama

Bahweynta Shabakada Camuudnews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan eheladii iyo qarabadii uu ka baxay marxuum Cumar Xuseen Awbash Bash oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Boorama Ilahayna waxan uga baryayna inuu Naxariistiisa Jano ka Waraabiyo ,Qabrigana u Nuuriyo. Amiin Amiiiin 1: Political Chief Editor  Abdifatah Faarah Subane 2: Education Chief Editor Ahmed Abdi Ismaciil [...]

Ilaan Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun (Marxuum Maxamed Cabdilaahi Jaamac Joo) Magaaladda Borama

Ilaan Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun (Marxuum Maxamed Cabdilaahi Jaamac Joo) Magaaladda Borama

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun  Dhamaan dhalinyarada naadiga N B P BORAMA meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxey tacsi tiiraalyo leh u direynaa dhamaanba qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuum Maxamed Cabdilaahi Jaamac oo ku magac dheeraa Joo waxaan ilaahey uuga baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo iilkana neecow udgoon ku siiyo intii [...]

Tacsi Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu Ka Baxey Marxuum Maxamed Cabdilaahi Rooble oo

Tacsi Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii uu Ka Baxey Marxuum Maxamed Cabdilaahi Rooble oo

Dhamaantayo waxaan Tacsi u diriyaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha unaxariistee marxuum Mahamed Cabdilaahi Rooble oo dhawaan ku geeriyooday Cariga Maraykanka , gaar ahaan waxaan u tacsida u diraynaa Marxuumka walaalkii Mahamud Abdilaahi Rooble , marxuumkana waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardawso ka waraabiyo aamin aamin . 1- Sheekh Mahamed haji said [...]

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal