It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

Category archives for: FEATURED

TAARIIKHDII REER SEYLAC IYO SAYLACIDII

TAARIIKHDII REER SEYLAC IYO SAYLACIDII

Bulshada soomaaliyeed oo in tooda badan ay ahayeen xoolo dhaqato nolosha wada wadaagta. Dadka reer seylac aad ayay uga duwanaayeen waxayna toodu ku salaysnayd Ilbaxnimadii Iyo sooyaalkii Boqortooyadii Adal ( AWDAL ) ee taariiqda dheereyd, waxayna ka koobnaayeen jinsiyado kala duwan oo ka kala yimid wadamadda Carabta, Soomaali, Cafar, Turki, Hindi iyo Muslimiinta ku nool dhulka [...]

Kooxda Blue Sky Ee Basket Ball Ka Ayaa Koobkii Final ka Ka Qaaday Kooxda London Photo

Kooxda Blue Sky Ee Basket Ball Ka Ayaa Koobkii Final ka Ka Qaaday Kooxda London Photo

Borama ( CNN ) Ciyaartii kaba danbaysta ee Kuubka Basketballka ayaa xalay la soo gaba gabeeyay, waxaana ay guushu ku raacday, hantayna kuubkii Basketballka Bishan Ramadaan, Kooxda Blue Sky, waxaana ay Finalka wada yimaadeen,Dhigooda kale ee Footada London, Tirada Dad ee Akhriday:33

Golaha Guurtida Somaliland Oo cod Aqlabiyad ah Ku Meelmariyey Mudo Kordhinta Golaha Wakilada, Baarlamanka iyo Golayaasha Deegaanka

Golaha Guurtida Somaliland Oo cod Aqlabiyad ah Ku Meelmariyey Mudo Kordhinta Golaha Wakilada, Baarlamanka iyo Golayaasha Deegaanka

 Borama: (Cnn) – Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golaha wakiilada iyo golaha guurtida oo xilligoodii hore dhaamaad yahay. , Fadhiga maanta ee golaha guurtida waxaa fadhiyay 68 mudane 82ka mudane ee uu ka koobanyahay golaha guurtida somaliland Tirada Dad ee Akhriday:18

Hambalyo Aroos: Boqor Mukhtaar Ibraahim Axmed iyo Boqorad Raxma Daahir Caateeye Oo Meher koodu Kadhacay Rays Hotel

Hambalyo Aroos: Boqor Mukhtaar Ibraahim Axmed iyo Boqorad Raxma Daahir Caateeye Oo Meher koodu Kadhacay Rays Hotel

waxaa halkani hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin loo dirayaa boqorka Mukhtaar Ibraahin Axmed iyo boqorad Raxma daahir caateeye oo ay u dirayaan dhamaan asxaabta oday daahir caateeye , Tirada Dad ee Akhriday:11

Kooxda Siidhi Wadayaasha 3-1 Kaga Badiyey Koobka Ramadaanka Iyo Kooxda Suxufiyiinta Gobalka Awdal Iyo Salal Iyo Kooxda Caafimaadka 2-1 Kaga Adkaatay Kooxda Waxbarashada

Kooxda Siidhi Wadayaasha 3-1 Kaga Badiyey Koobka Ramadaanka Iyo Kooxda Suxufiyiinta Gobalka Awdal Iyo Salal Iyo Kooxda Caafimaadka 2-1 Kaga Adkaatay Kooxda Waxbarashada

Borama ( CNN ) Waxa maanta wada ciyaaraylabada kooxood ee kala ah kooxda siidhi wadayaasha ciyaaraha kooxka ramadaanka oo 3-1 kaga badisay kooxda saxaafada gobalka awdal iyo salal, waxaanay ahayd ciyaar aad u xiiso badan waxaana daawanaayey dadweyne tira badan oo kalataageersanaa labada kooxood. Tirada Dad ee Akhriday:37

Barnaamijkii Suugaanta Camuudnews Ee Todobaadkan iyo Tix Maanseed uu Curiyey Prof Daahir Maxamuud Xaddi

Barnaamijkii Suugaanta Camuudnews Ee Todobaadkan iyo Tix Maanseed uu Curiyey Prof Daahir Maxamuud Xaddi

Barnaamijka Suugaanta ee Todobaadkan waxaan ku eegeynaa maanso magaceeda la yidhaahdo Daryeel oo uu tiriyey Prof Daahir Maxamuud Xadi oo ah Gudoomiyaha Waxbarshada ee Gobolka Awdal, Waxaana uu Abwaan xadi gabaygan curiyey sanadku markuu ahaa 1997-kii, Prof Daahir Maxamuud Xadi oo ah shakhsi uu ilaahey ku maneystey mawhibooyin kala duwan ayaa gabaygan kaga hadlaya Muhiimada cilmiga oo bani’aadmigu barto [...]

Two roads, similar history – Awdal Road and Fairfax Country Road

Two roads, similar history – Awdal Road and Fairfax Country Road

Bashir Goth, Washington D.C, Sept. 07, 2010. It is more than 30 years since the people of Borama started their long journey for the building of the Borama-Dilla Road.  They started their bidding in the early 1980s when the construction of the tarmac road coming from Hargeisa was abandoned at Dilla. Ever since, the elders [...]

Warbixin Ku Sahabsan Masaajidka Ugu Weyn London Oo Lagu Magacaabo The East London Mosque + Sawiro

Warbixin Ku Sahabsan Masaajidka Ugu Weyn London Oo Lagu Magacaabo The East London Mosque + Sawiro

London: (Cnn) – Masaajidka ku magac dheer The East London Mosque oo ku yaala degmada Tower Hamlet ayaa loo aqoonsan yahay in uu yahay masaajidka ugu weyn dalkan Britian, masaajidkan oo cimrigiisu ka weyn yahay labaatan sano ayaa ah mid ay dhismihiisa gacan weyn ka geysteen dhamaan Muslimiinta ku nool dalkan Ingiriiska gaar ahaan jaaliyada [...]

Weerar ay Isra’iil ku qaado wadanka Iiran waa baa’ba ii Isra’iil:Axmadiinajaad

Weerar ay Isra’iil ku qaado wadanka Iiran waa baa’ba ii  Isra’iil:Axmadiinajaad

Islamabad: (Cnn) – Madexweynaha wadanka Iran Axmedinajad ayaa sheegay maalintii Axadii  hadii weerar ay ku sooqaado xukuumada Isra’iil dadkiisa macnaheedu inaytahay  burburkii iyo baa’ba ii Yuhuuda. Labada wadan ayaa is dhaafsaday  hanjabaadyo iyo digniimo dhowra tan iyo inta uu soo ifbaxay khilaafka ku aadan hindisaha samay  sashada hubka wax gumaada ee Iran oo si xoogle [...]

Barnaamijkii Arrimaha Bulshada Camuudnews Ee Todobaadkan.

Barnaamijkii Arrimaha Bulshada Camuudnews Ee Todobaadkan.

Islamabad: (Cnn) – Waa markale iyo  barnaamij  keen nii todobaadlaha ahaa ee  arimaha bulshada,  oo ay idiin soo gudbiso shabakada casriga ah ee camuudnews. Akhriste  todobaadkii hore waxaan  kaga hadalnay qaadka iyo dhibaatooyinka uu ku hayo bulshada soomaaliyeed, barnamijkeena  todobaadkan e arimaha bulshada waxaan kaga hadlaynaa, dawada la isku cadeeyo iyo dhibaatoyinka ay  u keento [...]

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal