It is not about what politics bring into you It is about what you bring into politics

Neither a wise man nor a brave man lies down on the tracks of history to wait for the train of the future to run over him

Ramadaan Mubarak Dhammaan Akhristayaashayada iyo Ummada Muslimiinta Meelkaste ood Joogtaanba

ALL SPORTS Kooxda Telesom Borama 3-0 Ugu Quus Goysay Kooxda Borama Hospital Koobkiina Sidaa Kaga Hadhay

Kooxda Telesom Borama 3-0 Ugu Quus Goysay Kooxda Borama Hospital Koobkiina Sidaa Kaga Hadhay »

Borama ( CNN ) Waxa maanta wada ciyaaray labada kooxood ee kala ahaa kooxda telesom borama iyo kooxda borama hospital waxaana 3-0 ku adkaatay kooxda telesom borama, waxaanay ahayd ciyaartu mid lagaga gacan sareeyey kooxda...

September 3 2010 / No comment / Read More »
Kooxda Burhaan Pharmacy 2-0 Kaga Adkaatay Kooxda Borama Hospital

Kooxda Burhaan Pharmacy 2-0 Kaga Adkaatay Kooxda Borama Hospital »

Borama: (Cnn) –  Waxa maanta dhacday ciyaar aad u xiisa badneeyd oo dhexmartay labada kooxood ee kala ah kooxda buraah pharmacy iyo kooxda borama hospital waxana guushu raacaday kooxda burhaan oo kaga raysay 2-0, Tirada...

September 1 2010 / 2 comments / Read More »
Kooxda Bullo Cosmatics Oo 1-0 Kaga Adkaatay Kooxda Blue Sky

Kooxda Bullo Cosmatics Oo 1-0 Kaga Adkaatay Kooxda Blue Sky »

Borama ( CNN )  Waxa maanta ada ciyaaray labada kooxood ee kala ah kooxda bullo cosmatics iyo kooxda blue sky, waxaanay guushu raacday kooxda bullo cosmatics ciyaartaas oo ahayd mid aad u xiiso badnayd ayaa...

August 31 2010 / No comment / Read More »
THE LIVE NEWS

Ciidamada Ethiopia Oo Gudaha Magaalada Wajaale Soo Galay »

Ciidamada Ethiopia Oo Gudaha Magaalada Wajaale Soo Galay

Borama ( CNN ) Ciidamada Dalka Ethiopia ayaa la sheegay inay 3-nin kala baxeen Magaalada Xudunta Ganacsi ee Wajaale oo ku taala xududka Somaliland...

Sep 4 2010 / No comment / Read More »

Dhaq Dhaqaaqa u Diyaar Garowga Maalinimada Ciida Oo Ka Socda Magaalada Boorama + Sawiro »

Dhaq Dhaqaaqa u Diyaar Garowga Maalinimada Ciida Oo Ka Socda Magaalada Boorama + Sawiro

Borama: (Cnn) -Waxaa laga dareemayaa suuqyada magaalo madaxda gobalka Awdal ee Boorama u diyaar garowga maalinimada ciida oo ay maalmo yar ka hadhsan yihiin waxaana aad...

Sep 3 2010 / No comment / Read More »

Aragtida Aqoonyahanka: Ma Wadan Qabiil iyo kala Qaybsanaan ku Xeeran Baan Hormuud u Nahay Mise…? »

Aragtida Aqoonyahanka: Ma Wadan Qabiil iyo kala Qaybsanaan ku Xeeran Baan Hormuud u Nahay Mise…?

Qolo qolo sinaan maaha Uqushuucid reer weeyi Qol kale ka badi weeyi Kaan ahayn qabiilkaaga Quruskiisa qaad weeyi Hayeeshee runtoo qeexan Qarniyadii an soo...

Sep 3 2010 / No comment / Read More »

Vedio: Halkan Ka Daawo Cabdi Suldaan Kaadiye oo Ka Hadlaya Xadhiga Sharciga Baalmarsan ee Lagula Kacay Qaar Ka Mid ah Masuuliinta Xisbiga UDUB »

Vedio: Halkan Ka Daawo Cabdi Suldaan Kaadiye oo Ka Hadlaya Xadhiga Sharciga Baalmarsan ee Lagula Kacay Qaar Ka Mid ah Masuuliinta Xisbiga UDUB

Halkan Ka Daawo Cabdi Suldaan Kaadiye (Khasnajiga Xisbiga UDUB ee G/Awdal), oo Ka Hadlaya Xadhiga Sharciga Baalmarsan ee Lagula Kacay Qaar Ka Mid ah...

Sep 3 2010 / No comment / Read More »

Barnaamijka Caafimadka Ee camuudnews:Waa maxay malaariyada ama duumadu maxayna malariyada Africa kunooli halis utahay una keentaa dhimaso ? »

Barnaamijka Caafimadka Ee camuudnews:Waa maxay  malaariyada ama duumadu maxayna malariyada Africa kunooli halis utahay una keentaa dhimaso ?

Islamabad(cnn)Malaariyadu waa cudur ay keento kaneeco sumeysan Anopheles(female mosqueto) oo qaniinta dadka.( Malaria is a mosquito-borne infectious disease caused by a eukaryotic protist of...

Sep 3 2010 / No comment / Read More »

Who's Online

558 visitors online now
556 guests, 2 members

HISTORY & HEALTH & LECTURES

> MUCJISOOYINKII MUJAAHIDIINTA Q : 1AAD < »

> MUCJISOOYINKII MUJAAHIDIINTA Q : 1AAD <

Maalintaasi waxay ahayd arbaca. Bilowgii bisha rajab 935-kii Hijriyada. Muslimiintu habeenkaa xuska ilaahay mahadintiisa iyo wardiga ayay ku baryeen, Imaam axmed baa saaxiibadii Ka dhex-kacay oo ilaahay ayuu mahadiyay oo wuu amaanay. Nebigii buu ku salliyay-( NNKH ) dabadeed waxaa uu yidhi “” Waxaad Tihiin Rag...

Sep 4 2010 / No comment / Read More »

Barnaamijka Caafimadka Ee camuudnews:Waa maxay malaariyada ama duumadu maxayna malariyada Africa kunooli halis utahay una keentaa dhimaso ? »

Barnaamijka Caafimadka Ee camuudnews:Waa maxay  malaariyada ama duumadu maxayna malariyada Africa kunooli halis utahay una keentaa dhimaso ?

Islamabad(cnn)Malaariyadu waa cudur ay keento kaneeco sumeysan Anopheles(female mosqueto) oo qaniinta dadka.( Malaria is a mosquito-borne infectious disease caused by a eukaryotic protist of the genus Plasmodium) Waxay keentaa qandho, ama xumad, dhaxan, madax xanuun, jir xanuun, Matag iyo calaamado kale oo badan. Noolaha keena...

Sep 3 2010 / No comment / Read More »

DALUUNTIYO QABRIDA ERGO MA’UDIRSANAA Q : 2AAD »

DALUUNTIYO QABRIDA ERGO MA’UDIRSANAA Q : 2AAD

:  Waxaanu Qaybtaan ku Eegaynaa Dagaalkii Labaad ee Aduunka Isbahaysigii Dowladaha Jermalka iyo Talyaaniga : 1938kii waxaa na soo food saaray waji dagaal kolkuu talyaaniga qabsaday ethiopia wuxuu daadin jiray trak cabsi dagaal baana dadkii wada gashay dadka madaxdoodii way wada Baxeen Shaqadiina way joogsatay....

Sep 1 2010 / No comment / Read More »
HADITH & KNOWLEDGE

Daawo Muxaadaro Ku saabsan Tobanka Bisha Ramadaan Ee ugu dambeysa Fadliga ay Leeyihiin »

Daawo Muxaadaro Ku saabsan Tobanka Bisha Ramadaan Ee ugu dambeysa Fadliga ay LeeyihiinMuxaadaradan oo ku sahabsan fadliga ay iska leeyihiin Tobonka u dambeeya ayaa waxaa inoo soo jeedinaya fadiiladu Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Cumar oo ah imaamka weyn...

Aug 30 2010 / No comment / Read More »

Fadliga Salaada Taraawiixda ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaanka »

Fadliga Salaada Taraawiixda ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaanka  Borama ( CNN ) Sidaan ogsoonahay bisha ramadaan waxaa ka mid ah shicaa’irteeda tukashada salaada taraawiixda, waana salaad sunno ah  oo la tukado salaadda...

Aug 19 2010 / No comment / Read More »
Advertisement HALKAN KA DAAWO MAGAALADA BOON
CONGRATULATIONS Hambalyo Meher: Mudane Farxaan Cabdi C/laahi iyo Marwo Ayaan Axmed Nuux (Borama Awdal)

Hambalyo Meher: Mudane Farxaan Cabdi C/laahi iyo Marwo Ayaan Axmed Nuux (Borama Awdal)

Anagoo ah dadkan hoos ku xusan waxaan halkan hanbalyo iyo bogaadin uga direynaa arooska iyo aroosada boqor farxaan cabdi c/laahi iyo marwo ayaan axmed nuux (deero) u meherkoodu ka dhacay magaalo madaxda gobolka...

Aug 18, 2010 / More »
EDUCATION Warbixin Ku Sahabsan Dugsiga Hoose Dhexe Ee Gar-Gaar Magaalada Borama + Sawiro

Warbixin Ku Sahabsan Dugsiga Hoose Dhexe Ee Gar-Gaar Magaalada Borama + Sawiro

Borama: (Cnn) –  Dugsigani hoose dhexe ee gargaar waxaa la aas aasay sanadkii 2003__ 2004 waxaana lagu bilaabay arday tiradoodu gaadhayso 30 arday iyo laba macalin oo kala haa xaamud miigane khayre iyo...

Aug 23, 2010 / More »
LITERATURE Ehey Waan is Qaawiyo, Mutida Meel xun baan ku Qubo, Anaa Qaladkaa Lahe, Tolkayow Ceebteyda Qari!! Abwaan Carte

Ehey Waan is Qaawiyo, Mutida Meel xun baan ku Qubo, Anaa Qaladkaa Lahe, Tolkayow Ceebteyda Qari!! Abwaan Carte

Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhaamaan bahda camuudnews marka xigta waxaan raaligalin ka bixinayaa gabaygii hore  oo si qalad ah iga soo baxay waxaan cafis guud weydiisanayaa dhaamaan tolkey waxaan leeyahay waan...

Sep 2, 2010 / More »
CONDOLENCE Tacsi: Kusocota Reer Caano Geele oo Magaalada Boorama Hooyadood ku Geeriyootay

Tacsi: Kusocota Reer Caano Geele oo Magaalada Boorama Hooyadood ku Geeriyootay

Anigoo ah Ali Abdi Farah iyo xaaskaygu waxaan tacsi u diraynaa dhamaan reer Caano geele Gaar ahaa A/qaadir (Bare) iyi xaaskiisa Faaisa iyo jamaal caane geele iyo xaaskiisa iyo Amina caano geele. foosia...

Sep 1, 2010 / More »
Advertisement
Watch videos at Vodpod and more of my videos

Video

Ramadaan

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Tag Cloud

Camuudnews.com Copyright 2010 © all rights reserved, Online paper by MSamaron Robleh Hassan & Abdirizak Hammal